Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa ka jira in argagixisada dalbatay Doonyo ay ku baxaan?
    Puntland

    Maxaa ka jira in argagixisada dalbatay Doonyo ay ku baxaan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ajaanibtii argagixisada,waxay codsanayaan in loo furo Wado oo loo ogaado Doomo ay ku baxaan.

    Sidoo kale Somalidii ku jirtay,ayaa dalbanaya oo xiriir soo sameeyay in la cafiyo.

    Argagixisada,ayaa ubabac dhigi wayday dagaalka kulul ee Ciidamada Difaaca Puntland kala hortageen.

    Sidoo kale,waxaa ka go’ay Saadkii,Dawadii mana heli karaan gurmad.

    Waxaa si weyn Qalbiga ujabiyay oo aysan filayn Geesinimada Ciidamada PL oo xataa kuwa Dhaawaca ah aysan rabin in ay dagaalka ka baxaan.

    Sida xogaha lagu helayo,waxaa dhici karta iyadoon weerar danbe la qaadin in argagixiso door ah isa soo dhiibto.

    Dagaalka PL ay kula jirto argagixisada,waa Caqiido Difaacasho Diini ah oo rabi loogu dhawaanayo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.