Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka jiraa in Turkiga uu Soomaaliya siinayo diyaaradaha Drones-ka?
    Somalia

    Maxaa ka jiraa in Turkiga uu Soomaaliya siinayo diyaaradaha Drones-ka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 19, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkii iskaashiga Turkiga iyo Afrika ee shalay lagu soo gabagabeyay magaalada Istanbuul ayaa madaxdii khudbadaha ka jeediyay waxaa ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo isaga oo madasha ka sheegay fursadaha iskaashi iyo maalgashi ee Soomaaliya yaalla.

    Sidoo kale muhiimadda ay leedahay horumarinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga ee dhinacyada dhaqaalaha, ammaanka, siyaasadda iyo is dhexgalka bulshooyinka .

    Haddaba Turkiga iyo Soomaaliya xiriir wanaagsan ayaa mudaba ka dhaxeyay waxaana sidoo kale ka marneyn iskaashi inuu jiray.

    Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegayo in Turkiga uu Soomaaliya u siinayo diyaaradaha aan duuliyaha wadin ee Drones-ka.

    “Maya, anigu kuu xaqiijin maayo taas, warkaasna ma jiro” ayuu yiri Cabdirashiid Maxmed oo wareysi siiyay BBC-da.

    Wuxuu sheegay in Turkiga uu Soomaaliya ka caawinayo dib u dhiska ciidamada iyo la dagaalanka kooxda Al Shabaab.

    Halkan ka dhageyso wareysi uu agaasimaha war-faafinta iyo xiriirka warbaahinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi siiyay BBC-da.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.