Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa kala socotaa awooda Drons-ka lagu qabtay PL?
    Puntland

    Maxaa kala socotaa awooda Drons-ka lagu qabtay PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Diyaarad yar oo Drons ah….

    1.Waxaa loo yaqaan Karamikaze R7 FPV.

    1.Waxaa laga hagaa RC.

    2.Waxay gaari kartaa 10 KM.

    3 Waxaa sameeya Iran,Shiinaha iyo Ruushka.

    4.Waxaa aad ugu isticmaalay dagaalka Ukrain Ciidamada Ruushka.

    5.Waxay ku wanaagsan tahay weerarada Dhufaysyada Ciidamada,iyadoo la saaro Xabadaha Hoobiyaha iyo RPG.

    5-ta Galkacyo lagu qabtay,waxaa ku xirnaa Qarax la farsameeyay,waxaana lagu soo dhex qariyay Sameecado waa weyn.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.