Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa kala socotaa fadeexooyinkii ka qabsaday weftiyadii Somalida Ee Adis-ababa?
    Puntland

    Maxaa kala socotaa fadeexooyinkii ka qabsaday weftiyadii Somalida Ee Adis-ababa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In Xasan Shiikh ka qaybgalo xarig jarka Biyo- xireenka Itoobiya ma’ahan wax khaldan,taa badalkeeda,waa ku saxan yahay,sababtoo ah….

    1.Biyo- xireenkan,waxaa lagu maalgeliyay $6-Bilyan.

    2.Somaliya,waxay ka heli kartaa Koronto jaban.

    3.Itoobiya iyo Somaliya isfahankoodu,wuxuu abuurayaa fursado dhaqaale oo waa weyn.

    4.Danta Somalida,ayaa ka horaysa mida Sudan iyo Masar.

    5.Jabuti,Kenya iyo Koonfurta Sudan haday Koronto jaban ka iibsanayaan Itoobiya,maxaa udiidaya Somaliya?

    Socdaalkaas ma’ahayn mid khaldan,waxaase ilhaamo ahayd habkii loola dhaqmay oo hoos loogu dhigay maqaamkiisa.

    Sidoo kale,waxaa yax-yax ahayd markii Shirka gudihiisa ay Somalidu isku qabsatay oo qolada ka socotay Fadaraalku ku doodeen Shirka halaga saaro weftiyadii PL iyo SL.

    Balse dalabkii qolada Fadaraalka Itoobiyaanku ma yeelin,waana ka diideen,taasoo kaliftay in Xasan caradii uu ka qaaday diiday in uu qayb ka noqdo sawir wadareedkii Madaxdii kasoo qaybgashay Shirka.

    Ceeb walba oo dhacda,waxaa iska leh masuuliyadeeda Mw Fadaraalka oo ku fashilmay midaynta Dalka iyo isku wadida Bulshada Somaliyed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.