Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa looga xaajooday Shirka Golaha Wasiirada Puntland?
    Puntland

    Maxaa looga xaajooday Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Puntland,ayaa waxaa ugu hilnaa Qodobadii looga hadlay Todobaadkan……

    1.Amniga.
    2.Yoolasha ay mudnaanta siinayaan Guddiyada Golaha Xukuumaddu 2024-2029.
    3.Xeerka sahminta saameynta Deegaanka.

    Todobaadkii hal mar,ayuu qabsoomayaa Shorka Golaha Wasiirada Dowlada Puntland,kaasoo dib loogu eego waxa qabsoomay iyo waxa dhiman,isla markaana lagu dajiyo Yoolalka Todobaadka danbe.

    Shirka Golaha,ayaa sidoo kale lagu meel mariyaa xeerar iyo Shuruuc ay soo gudbiyaan Wasaaradaha.

    Waxuu wax ka taraa dardargelinta Shaqada Dowlada,iyadoo laysku canaanto oo laysku dhaliilo loogana doodo xaaladaha taagan markaas.

    Kulanka kaliya ee MW Golaha oo isku dhan uu halmar kula kulmo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.