Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,ayaa caawa Shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda oo lagaga hadlay arrimaha…
1.Amniga.
2.Qorshaha xalka waara ee xoolo dhaqatada.
3.La tacaalida marxaladaha isbadalka Cimilada.
4.Xaalada guud ee Siyaasada dalka.