Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa Mudug uag qabsoomay MW Deni ilaa iyo hada?
    Puntland

    Maxaa Mudug uag qabsoomay MW Deni ilaa iyo hada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mudug Shaqo la taaban karo,ayuu ka qabtay Madaxweyne Deni iyo weftigiisa Shaqada ujooga…

    1.Ciidanka waa la abaabulay oo la dhiirigeliyay oo la canaantay.

    2.Odoyaashii gadoodsanaa ee Imaam Cabdiwahaab M.Gurey hogaaminayay,waa lala kulmay oo la qanciyay lana kala furay iyaga iyo Siyaasiyiintii xiligii Gaas soo baxay ee aan qaangaarka ahayn.

    3.Golayaashii Deegaanka Bursaalax iyo Xarfo waa la dhisay.

    4.10-ka mid ah argagixisada,waa la toogtay.

    5.Dhismaha Wadada Halbowlaha u ah Magaalada,waa la dhisay.

    6.Qorshihii Biyo ka saarida Magaalada waa laga hawlgalay,waxaana loo hayaa Wajiga hore Nus Milyan Dolar.

    8.Maamulka iyo Talisyada Ciidamada,waa la hufay Shaqadooda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.