Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa Mudug uga qabsoomay Madaxweyne Deni iyo Maamulkiisa mudadii ay ku sugnaayeen?
    Puntland

    Maxaa Mudug uga qabsoomay Madaxweyne Deni iyo Maamulkiisa mudadii ay ku sugnaayeen?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mudug Shaqo la taaban karo,ayuu ka qabtay Maamulka Madaxweyne Deni……….

    1.Ciidamada Gobolka ka jooga Dowlada Mileteri iyo Boolis oo dhan 1600 Daraawiish ah+400 Boolis ah waa la abaabulay oo la dhiirigeliyay oo la canaantay,mana jirto Hub si gaar ah looga dhigayo Dadka.

    2.Odoyaashii gadoodsanaa ee Imaam Cabdiwahaab M.Gurey hogaaminayay,waa lala kulmay oo la qanciyay lana kala furay iyaga iyo Siyaasiyiintii xiligii Gaas soo baxay ee aan qaangaarka ahayn.

    3.Golayaashii Deegaanka Bursaalax iyo Xarfo waa la dhisay.

    4.10-ka mid ah argagixisada,waa la toogtay.

    5.Dhismaha Wadada Halbowlaha u ah Magaalada,waa la dhisay.

    6.Qorshihii Biyo ka saarida Magaalada waa laga hawlgalay,waxaana loo hayaa Wajiga hore Nus Milyan Dolar.

    8.Maamulka iyo Talisyada Ciidamada,waa la hufay Shaqadooda.

    Villa Somaliya iyo Dadka ay maalgashato ee gudaha PL,waxay aad uga naxsan yihiin Guulaha Maamulka PL gaarayo.

    Maamulka Deni haatan,waxa uu ku jihaystay Buuraha Bari oo ay qorshaysan tahay in dagaal lagu ekaysiiyo

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.