Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee marayaa dadaalka BC Ee wada hadalsiinta Deni iyo Xasan?
    Puntland

    Halkee marayaa dadaalka BC Ee wada hadalsiinta Deni iyo Xasan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 1, 2024Updated:May 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa socda dadaal Beesha Caalamku wado oo ay ku rabto in ay kusoo afjarto khilaafka PL iyo Dowlada ay aqoonsiga kala laabatay ee Fadaraalka.

    Dadaalka Beesha Caalamka ay wado,ayaa maraya meel dhexe sida xoguhu sheegayaan.

    Deni iyo Xasan,ayaa wada aqbalay in la heshiiyo fakir ahaan balse ficil ahaan weli ma fulin.

    Qodobada muhiimka ah,waxaa ka mid ah….

    1. Culeys ka yimid BC oo dalbaya wada hadal iyo heshiis siyaasadeed.

    2.BC oo PL iyo DFS ku riixaysa in ay wadahadal siyaasadeed iskugu yimaadaan.

    3.BC oo ku balansan in ay Garowe tagto si PL loo cadaadiyo.

    4.BC oo aan ku faraxsanayn caga jiidka Deni iyo Xasan.

    5.Kulankii BC iyo PL oo lagu gaaray in aan la Siyaasadayn Deeqaha caalamka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.