Markabkii Hubka siday,waxaa gudaha loo galiyay Dekeda oo horay,ayaa lagu xiray awal gadaal,ayuu ku xirnaa.
Baaristii PL ku dhawaaqday,ayaa si fiican usocota.
Waxaa kusoo biiraya baarista Interpol iyo hay’ado kale oo caalamiya.
Wax walba,waxay usocdaan si ay ugu badiso PL.