Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa udanbeeyay weerarkii Villa Rosa Ee Muqdisho
    Somalia

    Maxaa udanbeeyay weerarkii Villa Rosa Ee Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2022Updated:November 27, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Booliiska Somaliya,ayaa xaqiijiyey in maleeshiyada Al-Shabaab ay weerareen hotel ganacsi oo ku yaal bartamaha Muqdisho.

    War qoraal ah oo loo diray saxaafadda ayaa booliisku waxay sheegeen inay koox Khawaarij ah weerareen hoteel ku yaalla degmada Boondheere ee Muqdishu.

    Booliiska,ayaa intaas ku daray in Ciidamada ay wadaan hawlgal lagu soo afjarayo weerarka.

    Booliiska,ayaa sidoo kale sheegay in dad badan oo iskugu jira rayid iyo masโ€™uuliyiin laga soo badbaadiyey weerarka.

    Weerarka,ayaa ku bilowday Qarax, kadibna Maleeshiyaad,ayaa weeraray Hotelka.

    Qaraxa hore,ayaa la sheegay inuu dhacay 8:5pm waqtiga Muqdishu.

    Al-Shababa,ayaa sheegay inay qaadeen weerar ismiidaamin ah caawa magaalada Muqdishu.

    Ilaa hadda ma cadda khasaaraha weerarkan. Villa Rossa,ayaa la sheegay iay tahay goob ay ku badan yihiin masโ€™uuliyiinta iyo siyaasiyinta Dowladda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.