Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa uqabsoomay MW Deni Maalmihii uu ku sugnaa Mudug?
    Puntland

    Maxaa uqabsoomay MW Deni Maalmihii uu ku sugnaa Mudug?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,waa ka dhoofay Gaalkacyo ku dhawaad Todobaad uu ku sugnaa Mudug.

    Ujeedada MW uyimid Mudug,waxay ahayd dhiirigelin,kormeer,habacsanaan la dirir iyo Mahadcelin.

    Xaqiiqdii imaanshaha MW ee Gobolku,wax weyn ayay ka badashay muuqaalkii Magaalada dhan walba….

    B.Niyadii Shacabka oo noolaatay.
    T.Habacsanaantii Maamulka oo baxday.
    J.Isla xisaabtan iyo dhiirigelin timid.
    X.Ganacsiga kor usii kacay.
    Kh.Gobolka oo Dowladnimo ka muuqatay.

    Arimaha wax laga qabtay?

    1.Saxiixa Argagixisada Toogashada uxiran.
    2.Garsoorka oo la dul istaagay.
    3.Booliska iyo Maamulka oo la dul istaagay.
    4.Xaruntii Bangiga oo Xariga laga jaray.
    5.Qiimayn lagu sameeyay X.Wasaaradaha.
    6.Tabashada Shacabka oo la dhagaystay.

    Waa muhiim in 6-dii Bilood MW maro Gobollada si Maamulka Magaalada,Maamulka Gobolka,Xaafiisyada Wasaraadaha iyo hay’adaha amaanka loo dhiirigeliyo,isla markaana Shacabka Niyadooda kor loogu sii qaado.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.