Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaad ka og tahay Shuruudaha Shabaab hor dhigay Dowlada Fadaraalka?
    Somalia

    Maxaad ka og tahay Shuruudaha Shabaab hor dhigay Dowlada Fadaraalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wada xaajood,ayaa ufurmay Shabaab iyo Dowlada Fadaraalka,sida ay xaqiijinayaan Diblomaasiyiin sare.

    Ganacsato kasoo jeeda Beesha Abgaal,ayaa ka shaqeeyay dhexdhexaadin ka dhacday Xamar Xarunta Nisa.

    Shabaab way aqbaleen wada hadal iyo in ay ugu danbayn Hubka dhigaan oo kusoo biiraan Dowlada.

    Laba Sharuudood ayay miiska soo saareen kuwaasoo kala ah…

    1.In Wasaarada Amniga iyo Wasaarad kale la siiyo.

    2.In Dowlad Goboleedyada laga siiyo Jubaland oo ay qayb ka noqdaan hanaanka doorashadeeda ayna soo diyaarinayaan Qof hogaamiya.

    Arinka Jubaland markii falanqayntiisa lasii guda galay waxay ku doodeen in Shacabku iyaga taabacsan yahay,isla markaana ay isku hayn karaan Bulshadaas soona afjari karaan khilaafaadyada ka jira.

    Wada hadalkan waa bilow welina layslama gaarin heshiis rasmi ah,sida ay xaqiijinayaan Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonaan karo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.