Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaad ka taqaan Dhulkii Awoowayaasha Ee Dhaadaar?
    Puntland

    Maxaad ka taqaan Dhulkii Awoowayaasha Ee Dhaadaar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhulkii Awoowayaasha.!!

    Dhaadaar,waa halkii ay ku Dhasheen 7-da Ilmo Saleebaan Maxamed Ibraahim Jibraahiil.

    Sidoo kale,waxaa ku taal Buurta Qaniga ah ee Xaysimo.

    Xaysimo,waa Buur ka mid ah kuwa Silsilada Golis oo rabi ku galaday…..

    1.Biyo Dabiiciya.
    2.Beero.
    3.Macdan.

    Buurta Xaysimo dhiroow dhinaca Bari waxaa ka xiga Degmada Qandala,dhinaca Galbeed ee dhabarkeeda danbe,waxaa ku taal Tuulada Dasaan oo cirifka ku haysa Buurta iyo Koonfur oo ay ka xigto Tuulada Dhaadaar.

    Deegaanka aan tilmaamayo,waa halka argagixisadu isku urursatay oo ay rabaan in ay Fariisin ka dhigtaan.

    Su’aashu,waxay tahay ma u ogolaan karnaa argagixiso Dhul sidaa muhiim u ah Juquraafi ahaan iyo Barwaaqo ahaanba?

    Uma ogolaan karno argagixiso in ay degto Dhulkii aawoowayaasha.

    Qofna yuusan ka harin nadiifinta Dhulkaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.