Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaad kala socotaa kacdoonka ka socda gudaha Ciidamada PISF?
    Puntland

    Maxaad kala socotaa kacdoonka ka socda gudaha Ciidamada PISF?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 2, 2024Updated:May 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada PISF ee fadhiya Garowe ,waxaa si khaldan udhexgalay Agaasimihii ku magacownaa,balse si dadban looga dhigay hawlgabka Shaqo.

    Xerada Ciidankan uu ka degan yahay Garowe,ayuu Aamiin ka dhex bilaabay kala qaybin Qabyaaladaysan.

    Waxaa dhici karta shaqada Aamiin hayo in ay dhaliso Gacan ka hadal khatrtiisa leh.

    Aamiin Xaaji Khayr,waxaa laga xareeyay Ciidamadii iyo Gaadiidkii ay lahaayeen Ciidamada PISF.

    Ujeedka Aamiin,waa in Ciidamadu gadoodaan oo dhexdooda isku dhacaan,kadibna Dowlada iyo Ciidanku Madaxa isla galaan.

    Sidoo kale Aamiin,waxaa uu rabaa in Ciidanka iyo Hubka uu qayb la fakado,maadaama uu aaminsan yahay in lagu adeegtay kadibna la xooray oo xataa Mushahaarkii laga jartay.

    Xogtan,waxay ubaahan tahay in Dowladu ka hawl gasho.

    HQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.