Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaad kala socotaa Shirka BC iyo Madaxda Somalida Xalane ku dhexmari doona?
    Puntland

    Maxaad kala socotaa Shirka BC iyo Madaxda Somalida Xalane ku dhexmari doona?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliya,ayaa iyaduna ukeentay MW Deni casuumada ku saabsan Shir BC iyo Madaxda Somalida ku dhexmaraya Xalane.

    Shalay,waxaa casuumada Shirkaas oo rasmi ah ukeenay MW Deni Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Swan.

    MW Deni,waa aqbalay ka qaybgalka Shirkaas.

    Balse Xasan Shiikh,ayaa diidan in uu ka qaybgalo,waxayse ubadan tahay gu danbaynta in uu tago Xalane,sababtoo ah looma baajinayo Shirka,taasina,waxay ku noqonaysaa fashil umuujinaya in uu yahay Qaswade aan xal rabin,waxaana si buuxda uga wareegaya Siyaasada iyo maaraynteeda.

    Waxaa la gaaray xiligii BC soo faragelin jirtay Xaalka Wadanka oo talo weyn ku yeelan jirtay jihaynta ugu danbaysa.

    Xasan,waa ku fashilmay hogaaminta Dalka,waana sababta soo dadajisay faragelinta BC….

    1.Shirkii Madasha waa qaban waayay.
    2.PL waa la heshiin waayay.
    3.SL xal waa uwaayay.
    4.Dagaalkii argagixisada waa ku fashilmay.
    5.Doorashooyinkii DG caqabad buu ku noqday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.