Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaan ka naqanaa Madaxii Maaliyada Daacish ee la qabtay?
    Puntland

    Maxaan ka naqanaa Madaxii Maaliyada Daacish ee la qabtay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdiweli Maxamed AwYuusuf (Walalac) oo ahaa Xubin muhiim ah oo Daacish ka tirsan,ayaa ugu soo galay Gacanta hay’adaha amniga.

    Cabdiweli,wuxuu ahaa……..

    1. Madaxii Amniyaadka Daacish.
    2. Madaxii Maaliyada Daacish.
    3. Madaxii keenista Ajaanibka.

    Hawlgalka ka hor,ayuu fariin soo dirsaday oo sheegay in uu nimankaas banaanka ka yahay una baahan yahay in uu isa soo dhiibo.

    Cabdiweli,wuxuu ku sugnaa Baadiyaha Xubays oo ay ku ilaalinayeen Sagaal Nin oo Beeshiisa hoose ah,waxaana Maanta laga soo qaaday Balliga Xunbays.

    Afar Diyaaradood oo Maraykanku leeyahay,ayaa soo qaaday,waxayna geeyeen Markab Badda taagan.

    Markay dhankooda kasoo dhamaystaan,waxay dib ugu soo wareejin doonaan Dowlada PL,sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil ammaan.

    Laba Sano kahor Bishan oo kale,ayaa Maraykanku dul dhigay Cabdiweli Madaxiisa Lacag lagu soo qabanayo.

    Gacan ku dhigida Ninka oo markii la qabanayay ay la socdeen Laba Nin oo jifidiisa ah,waxay macno weyn uyeelaysaa hawlgalka Calmiskaad,waxayna soo afjaraysaa ku milanka argagixisadu ku milmayso Beelaha.

    Waxay kaloo hawlgalka usoo jiidaysaa taageero caalamiya,iyadoo Maraykanku maqsuud ka noqday guushan lagu helay Ninkan muhiimka ah.

    Dowlada PL,ayaa ogaanshaheeda,fasaxeeda iyo xiriirinteeda lagu qabtay Ninkan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.