Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay ka og tahay Villa Somaliya Duqaymaha Laga fuliyo PL?
    Puntland

    Maxay ka og tahay Villa Somaliya Duqaymaha Laga fuliyo PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    DFS,waa Magac haysta Aqoonsiga QM,intaasaa keenaysa in la xuso ee wax saamayn ah iyo wax tala ah oo ay ku leedahay Garaacista PL ka dhacda majirto.

    Goobaha la garaacayo,waxaa bixiya PL,isla markaana wakhtiga garaacistu dhacayso,iyada,ayaa lala soo wadaagaa.

    Sadex duqayn,ayaa Xalay dhacay oo ay kala fuliyeen Imaaraadka iyo Maraykanka.

    Laba,waxaa fuliyay Imaaraadka,halka midna uu fuliyay Maraykanka,waxaana xoog badnayd mid ka mid ah kuwa Imaaraadku fuliyay

    Sxb-da Caalamka ee PL,waxay mudan yihiin bogaadin,gaar ahaan Imaaraadku,waxa uu umuujiyay PL Dhiig shubid.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.