Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kawada hadlayaan Deni iyo Qoor-qoor?
    Puntland

    Maxay kawada hadlayaan Deni iyo Qoor-qoor?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulanka Labada MW iyo wafuudooda ee PL iyo Galmudug,wuxuu daaran yahay Sadex Qodob oo kala ah….

    1.Isku dhicii Beelaha Sacad iyo Leelkase oo lasoo afjarayo.

    2.Isku dhaca Beelaha Dir iyo Shiikhaal oo laga wada hawlgalo.

    3.Xaalka Guud ee Wadanka oo ay iska waraysanayaan.

    Kulankan ugu yaraan Xasan,waxa uu ku yahay Culays usii raacay hadaladii iyo fariimihii cuslaa ee ka yimid Laftagareen.

    Waa muuqaal muujinaya Galkacyo amnigeeda heerka uu gaarsiisan yahay.

    Sidoo kale,waa muuqaal muujinaya Galkacyo oo Nabad ah Labada Maamul iyo Labada Shacab ay wadajir uga Shaqaysanayaan danahooda.

    In kulan heerkiisu gaarsiisan yahay Labada MW ka qabsoomo Galkacyo xili Habeenima ah,macno weyn ayay uleedahay Galkacyo.

    Galkacyo oo Nabad ah,isla markaana samaynaysa horumar,waxay utartami doontaa Caasimada Wadanka,iyadoo leh astaamo loogu xisho oo uu ugu horeeyo in lawada degan yahay oo ay tahay goob dhexdhexaad noqon karta.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/An9MvgZWKeunrE5gl81URqhMZbjdFOgFX4D3iOLAH3zwOsBv3idEo9x-TEraKT6Ns3gossrHA03v4k0sQZo7gPvJ.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.