Garoowe: 25 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo qaabilay Safiirka Dowladda Denmark ee Soomaaliya Danjire.Steen Sonne Andersen.
Kulanka,ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, arrimaha Puntland sida…
1.Dimuqraadiyadda.
2.Mashaariicda horumarinta.
Halkan ka daawo muuqaalka