Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kawada hadleen Puntland iyo Beesha Caalamka?
    Puntland

    Maxay kawada hadleen Puntland iyo Beesha Caalamka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa looga wada hadlay……

    1. Warbixin laga dhagaystay PL oo ku saabsan Dagaalka Daacish oo lagu bogaadiyey Puntland.
    2. Go’aanka Dowlada PL ee Shirka 15-ka Bishan Xasan qorshaystay oo loo gudbiyay BC,taasoo ay ku qanacday Beesha Caalamku.

    PL,ayaa ayiday soo jeedinta BC ee oranaysa in la qabto Shirweyne Somaliyed oo loo dhan yahay.

    Shalay ayay BC udirtay Xasan Sh.Warqad Luuqad adag ku qornayd oo loogu sheegay in uu joojiyo Shirka Berri,taa badalkeedana uu raadiyo PL,JL iyo Siyaasiyiinta Xamar,hadii kale uu macno beelayo.

    Warqadaas,ayaa loo qabtay in uu kaga soo jawaabo 48- Saac.

    Kulankan,wuxuu ahaa mid loo baahnaa oo wakhtigiisii yimid.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.