Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kawada hadleen Puntland iyo Deeq-bixiyayaasha Caalamka?
    Puntland

    Maxay kawada hadleen Puntland iyo Deeq-bixiyayaasha Caalamka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wakiillada BC iyo Deeq-bixiyeyaasha ka qeybgalay kulanka PL iyo BC ee Nayrobi,ayaa kala ah….

    1.QM.
    2.Midowga Yurub.
    3.Canada.
    4.Germany.
    5.UK.
    6.Sweden.
    7.Netherlands.
    8. Finland.
    9.Denmark.
    10.Norway.
    11.Switzerland.
    12.France.
    13.USAID.
    14.World Bank.
    15.African Development Bank.

    PL,waxay la wadaagtay BC horumarada……

    B.Amniga,
    TDhaqaalaha.
    J.Arrimaha bulshada X.Horumarinta X.Dimuqraadiyadda.
    Kh.Fursadsiinta Dhallinyarada iyo Haweenka.

    Sidoo kale PL,waxay BC kala hadashay xoojinta wada shaqeynta kala dhexeysa iyo in la hubiyo in Deeqaha BC ay si siman u gaaraan Dadka loogu talagalay.

    Dhanka Beesha Caalamka,waxay ka hadleen…

    B.Hirgelinta hanaanka Dimqraadiyadda oo ay ugu hanbalyeeyeen PL.

    T.Xoojinta wada shaqeynta Labada dhinac oo ay aad usoo dhaweeyeen.

    Waxaa xusid mudan in Mashaariicda soo jireenka ah ee PL lagu taageeri jiray ay sidoodii usocdaan,waxase ay siyaasadaysay Villa Somaliya Mashaariicda Baanka Aduunka oo si Hal Wadan ah loo Maamulo.

    PL caqabada ugu weyn,waxay kala kulantay Saxiixii Wasiir Xasan Shire uu Saxiixay nidaamka Country System.

    Nasiib wanaag Sanad,ayaa ka harsan heshiiskaas Baanka Aduunka dibna PL qayb ugama noqonayso.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/An9Ijosg5tclPQYD1qVo3UFIecuX1Nga_-4U__fZUl2T4PHfjIgw06aRY6ldUIFbSJv76lIXLvEsfmDT_5HjwWiq.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.