Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kawada hadleen Puntland iyo Maraykanka?
    Puntland

    Maxay kawada hadleen Puntland iyo Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wefti sare oo Maraykan ah,ayaa yimid PL,waxayna kulan Albaabadu uxiran yihiin la yeesheen Dowlada PL oo ugu horeeyo Mw Deni.

    Qodobada ay kawada hadleen,waxay kala yihiin…..

    1. In la sameeyo hay’ad ka shaqaysa La-dagaalanka Argagixisada oo noqota hay’ad wadaag ah oo u dhexaysa Maraykanka & Puntland,taasoo bixisa xogta saxda.

    2.Hay’adaas,waxaa ka taageeraya dhinacyada kala ah….

    B. Farsamada.
    T. Tababarka
    J. Gaadiidka,Saadka iyo Qalabka.
    X.Dhaqaalaha.

    1. Dhamaystirka duqaymaha Maraykanka ka wado Puntland,gaar ahaan Calmiskaad iyo bilowga xogta saxda ee dhulka laga duqaynayo Buurta kale ee Calmadow.
    2. In dhul ay ka helaan ay dagaan gudaha Puntland kaasi oo noqonaya xarunta Labaad ee US Base ku leedahay Somaliya kadib Bali-doogle.
    3. Dowladda Puntland waxay ka codsatay in Maraykanku labajibaaro taageeradda tababarada, adeega iyo duqaymaha joogtada ee Maraykanku ka wado Calmiskaad.
    4. Waxa lala wadaagay xogta saxda Godadka ay ku harsan yihiin Ururka ISiS gudaha Baalade iyo Calmiskaad.

    Weftiga Maraykanka ah ee yimid,waxay hor-dhac u yihiin safarka Safiiirka Maraykanka ee Somaliya iyo Talyaha Taliska Africom oo imaanaya Garowe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.