Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kawada hadleen Puntland iyo Sweden?
    Puntland

    Maxay kawada hadleen Puntland iyo Sweden?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe : 14, May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya Amb. Joachim Waern.

    Kulankan oo ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda PL,waxaa looga hadlay…..

    1. Dowlad dhiska Somaliya gaar ahaan arrimaha Siyaasadda iyo arrimaha gudaha Puntland.

    2.Dhameystirka Dimuqraadiyadda.

    3.Mashaariicda horumarineed ee ay iska kaashadaan Puntland iyo Sweden.

     

    Kulankan oo ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda PL,waxaa looga hadlay…..

    1. Dowlad dhiska Somaliya gaar ahaan arrimaha Siyaasadda iyo arrimaha gudaha Puntland.

    2.Dhameystirka Dimuqraadiyadda.

    3.Mashaariicda horumarineed ee ay iska kaashadaan Puntland iyo… pic.twitter.com/C5hB9t4E7K

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 13, 2024

    -DHAMMAAD-

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.