Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kawada hadleen Wasaarada Arimaha Gudaha PL iyo Weftiga UNHCR?
    Puntland

    Maxay kawada hadleen Wasaarada Arimaha Gudaha PL iyo Weftiga UNHCR?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe: May 27, 2024:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Mudane Mohamed AIi Farah Farmayeri ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda hay’adda UNHCR oo uu hogaaminayo Madaxa ugu sareeya Soomaaliya Mr Chales Mballa.

    Waftiga UNCHR ayaa waxaa qayb ka ahaa
    Monique oo ah Head of Sub office Puntland and Galmudug iyo Phoebe Wanjiru oo ah external relation Officer.

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL iyo Hay’adda UNHCR ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee qaxoontiyada, barakacayaasha iyo qul-qullka Muhaajiriinta soo gala gudaha Puntland, sigaar ah waxaa diiradda loogu saaray qodobadaan hoose:-

    1. Xal u helidda qul-qulka Muhaajiriinta ka imaanaya Dalka Ethiopia

    2. Sidii loola tacaali lahaa xaaladda Qaxootiga ka imaada Dalka Yemen;

    3. Sidii loo soo afjari lahaa barakacnimada dadka Soomaaliyeed ee mudda dheer ku noolaa xeryaha barakacayaasha gudaha Puntland

    4. Dardargelin barnaamijka xalka waara ee dadka u baahan in xirfad ahaan iyo dhaqaale ahaanba la taageero.

    Shirka ayaa ku soo dhammaaday si guul iyadoona liasku afgartay sidii Dardar gelin lahaa shaqooyinka Hortabinta leh ee ka dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Gudaha, iyo Hay’adda UNCHR.

    … DHAMMAAD…

    XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.