Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay ku salaysan tahay booqashada Wakiilka Midowga Yurub Ee Garowe?
    Puntland

    Maxay ku salaysan tahay booqashada Wakiilka Midowga Yurub Ee Garowe?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay ku salaysnayd booqashada Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliya ay ku timid Garowe…..

    1.Kahortaga burcad badeeda iyo la dagaalanka argagaxisada.

    2..Ilaalinta marin-biyoodka Bada Cas iyo ka hortaga kooxaha Xuutiyiinta in ay xirir la samaystaan Kooxaha xagjirka ah.

    3.Balaarinta iyo Qalabaynta Xafiiska tababarada iyo ilaalada Xeebaha Midowga Yurub ee Bosaso ee Eucup oo hada tababaro siisa Ciidanka ilaalada Xeebaha.

    4.Hirgelinta Mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub maalgeliyo kana fula Puntland.

    5.Dowlad dhiska Somaliya sida Dastuurka iyo arrimaha Federaalka.

    Waxaa muuqata in BC si weyn PL ugu soo jabtay Bilihii ugu danbeeyay.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Wakiilka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/An_4l0yUzt5C96kQqwbzHkUBKr0OUwM8QHEZHdExugvj42_pGHERDp8fPT9nG4dLPjtxa726CCCg_CSpFcB8cU12.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.