Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay ku salaysnayd booqashada PL Ee Madaxa UNDP ?
    Puntland

    Maxay ku salaysnayd booqashada PL Ee Madaxa UNDP ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 28 August, 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa qaabilay Wefti Ka Socda Hay’adda WFP oo ay hogaaminayso Mss Naoe Yakiya Agaasime ku-xigeenka Hay’adda WFP Soomaaliya oo ay qayb ka yihiin masuuliyiinta Xafiiska WFP ee Puntland

    Kulanka ayaa looga hadlay Shaqooyinka ka socda Puntland ee ay taageerto WFP, iyo sidii kor loogu qaadi lahaa loona xoojin lahaa wadashaqaynta WFP iyo Dawladda Puntland.

    Madaxweynaha ayaa WFP uga mahadceliyey taageerada dhinacyada kala duwan leh ee ay u fidiyaan Puntland, gaar ahaan dedaalka ay geliyaan Arrimaha bini’aadanimada iyo Mashaariicda horumarineed.

    Kulanka waxa ka qayb galay Wasiirada Wasaardaha Beeraha, Haweenka, Wasiirka Ku-xigeenka Qorshaynta iyo Saraakiil Madaxtooyo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.