Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay PL uga dhigan tahay waxa kasoo baxay Laascaanood?
    Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay waxa kasoo baxay Laascaanood?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Firdhiye iyo Abwaan meel wax nagama gaarsiin karaan oo LC Magaalo carootay ayay noosii ahaanaysaa.

    Jamaal?

    Waxbaa ubilaaban Siyaasada iyo diblomaasiyada oo waxbuu isku dayi karay.

    Sidoo kale,wuxuu kasoo jeeda Sanaag oo markay noqoto isaga iyo Abwaan isagaa ku xurmo fiican Beesha Warsengeli dhexdeeda.

    Dabkii LC laga shidayay in Warsangeli ay kasoo raacdo…..

    B. Caasimadii oo ay waayeen.
    T. Mw oo ay waayeen.
    J.Dadka ku matalaya oo Abwaan ugu maqaan fiican yahay.

    Cabdirsaaq Khaliif?

    B.Waa Nin Siyaasi macno leh ah oo wax dhaqaajin karay.

    T.Waa Nin PL uhakan karto oo Dad badan xurmaynayaan.

    J. Waa Nin tolnimo Siyaasadeed ciyaari kara oo Garowe soo fariisan kara,isla markaana la imaan karaY Tolnimo iyo wada hadal.

    Firdhiye,wuxuu sii wadanayaa xumaatadiisii oo kala tagii,waa sii xoogoobayaa,waana waxaan ubaahanahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.