Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay PL ugu fadhiyaan Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Ee 3-Degmo?
    Puntland

    Maxay PL ugu fadhiyaan Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Ee 3-Degmo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka ee Sadexda Degmo,waxay PL ugu fadhiyaan qiimo weyn.

    Gudaha PL Siyaasiyan,waxay qiimo uleeyihiin Maamul wanaaga,ku dhawaanshaha Dowladnimada ee Bulshada iyo kusii socoshada Wadadii Dimuqraadiyada.

    Dhanka Xamar PL,Siyaasiyan,waxay jawaab uyihiin qorshihii Villa Somaliya Qof iyo Cod ee fashilmay iyo waxkabadalkii Dastuurka ee fashilmay,waxayna sii xoojinayaan doorkii curadnimo ee ay PL ku lahayd Dowlad dhiska Somaliya iyo in ay tahay halka ay ka nooshahay Dowladnimadu.

    Dhanka BC,Siyaasiyan,waxay ugoynaysaa in caalamku markhaati ka noqdo PL oo Dimuqraadiyadii ficil ahaan ufilinaysa,taasoo xurmada nidaam ee PL loo hayo kor usii qaadaysa.

    Doorashooyinkan ceebta kaliya ee ay leeyihiin,waa Labada Xisbi ee Shaqaalaha iyo Horseed oo midna uusan Sharciga buuxin midna dhac sharcidaro ah lagu qaatay.

    Balse dhaliil walba oo jirta,waxaa ka weyn guulaha lagu gaarayo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.