Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay SL Ugashay Deegaanka Jiidali?
    Puntland

    Faallo:-Maxay SL Ugashay Deegaanka Jiidali?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2025Updated:January 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ujeedka Ciidamada SL ugaareen Jiidale,waa in ay culayska Milleteri ee PL ku hayso argagixisada ka khafiifiyaan.

    Mar walba oo argagixisada culays fuulo SL,waxay samaysaa dhaqdhaqaaq Ciidan,kaasoo ay ugu hiilinayso,si la mid ah argagixisada mar walba oo SL culays Milleteri fuulo,waxay samaysaa dhaqdhaqaaq ay ku garabsiinayso.

    SL,waxay la Shaqaysaa argagixisada,iyadoo Sadex ujeedo ka duulaysa….

    1.In ay PL kaga mashquuliso Gobolka Sool.

    2.In ay xasiloonida Koonfurta ku burburiso.

    3.In aysan waxyeelin xasiloonida gudaha SL.

    Si gaar ah Beesha Muuse Ismaaciil,ayaa si cad qayb uga ah argagixisada,waxaana ku milmay oo la Shaqeeya Jifooyinka….

    B.Qori-jarato.

    T.Cabdalla Xaamud.

    Puntland,waxay haysaa Maxaabiis Beesha Qorijarato ah oo Buuraha Calmadow laga qabtay,kuwaasoo bixiyay xog sheegaysa in ay Jiraan 48-Qof oo argagixisada la Shaqeeya oo usoo gudbiya ilaa Buuraha Daallo,Hareed iyo Mushcaleed.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.