Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay tahay aragtida Puntland Ee Dowladnimo Somaliyed?
    Puntland

    Maxay tahay aragtida Puntland Ee Dowladnimo Somaliyed?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa aragtida aan difaacaynay 50-kii Sano ee udanbeeyay mida MW Deni hada difaacayo.

    Aragtidan,waa mida Siyaasiyiinta ku mashquulsan Shaqo mudo gaaban ah,CV iyo Mashruuc lakala goosto aysan mudnaan noogu lahayn.

    Aragtida aan ka leenahay Dowlad dhiska Somaliya,waa cadahay,waana mida MW Deni qeexay,mana jiri doonaan,waxaan ku badalan doono.

    Jiilba jiil,ayuu ka dhaxli doonaa ilaalinta aragtida reer PL ee Dowladnimo Somaliyed.

    Xamar Aadisteeda?

    1.Aadisteeda,waxay macno tiraysaa Dhulka PL.

    2.Aadisteeda,waxay diciifinaysaa Nidaamka PL.

    3.Aadisteeda,waxay niyad jabinaysaa Bulshada.

    4.Aadisteeda,waxay soo saaraysaa Siyaasi liita.

    Xamar mar danbe kuma aadayno si fudud hadayba dhacayso oo la mid ah midii dhacday 15-Sano ka hor.

    MW Deni,waxaan leenahay aragtidan aad difaacayso oo aad fahansan tahay ku adkayso oo iska ilaali dabac aad ka muujiso dhankaas…..

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQPsqm3sf9uax1ER65ZNTqESq4ydrDnEAsWA1j6CkG9rnUPYuIRVzWWnL4M1DwtyXnGLIV7TXTQO0EwccT9yQ3EC-1.mp4

    Puntland,ayaa mudnaanta leh.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.