Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay cilada qabsatay Duulimaadyada Diyaaradaha Maraykanka?
    Somalia

    Maxay tahay cilada qabsatay Duulimaadyada Diyaaradaha Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Isu socodka caadiga ah ee Hawada,ayaa si tartiib tartiib ah dib ugu soo laabanaya guud ahaan Mareykanka ka dib markii Rakaabkii diyaaradaha ee ku sugnaa gudaha dalka Mareykanka ay soo food saaray khalkhal,iyadoo dhammaan duulimaadyadii gudaha ay hakad ku jireen saacado badan sababo la xiriira cillad dhanka qalabka Garoomada ah.

    In ka badan Afar Kun oo Duulimaad,ayaa dib u dhacay waxaana la joojiyay in ka badan lix boqol.

    Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka xoghayaha gaadiidka Mareykanka Pete Buttigieg, wuxuu ku sheegay in mas’uuliyiintu ay ka shaqeynayaan sidii ay ugu xallin lahaayeen arrinta si degdeg ah,isla markaana ammaan ah.

    Aqalka Cad,ayaa sheegay in marxaladdan, aysan jirin wax caddaynaya in uu dhacay weerar dhanka internetka ah.

    Madaxweyne Biden,ayaa amray in baaritaan lagu sameeyo.

    Muuqaalada iyo Sawirada Rakaabka,ayaa qabsaday baraha bulshada iyagoo muujinaya carada ku aadan safarrada dib u dhaca uu ku yimid.

    https://twitter.com/Reuters/status/1613513624605102083?s=20&t=cXWFOEDAkLzMOAg-G3FJGg
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.