Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay tahay Lacagta lagu soo rogay Kalluumaysatada PL?
    Puntland

    Maxay tahay Lacagta lagu soo rogay Kalluumaysatada PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nin lagu Magacaabo C/risaaq Xuseyn Maxamuud Carcar oo mar ahaa Talye xigeenkii hore ee howlgalinta Ciidanka PMPF,ayaa Warqadan udiray Yemen.

    Waxaa la og Agaasimaha Guud ee Wasaarada Kalluumaysiga PL oo markaan wax ka waydiiyayna bixin waayay jawaab cad.

    Ujeedka Warqadan,waa in Doonyaha Kalluumaysiga laga qaado Lacag lagu sheegay Diiwaangelin Amni mar walba oo ay galayaan ama kasoo baxayaan Yemen.

    Cida Lacagta qaadaysa,waa Shirkad ay wada leeyihiin Agaasimaha Guud ee W.Kalluumaysiga PL iyo Ninkan Car-car.

    Wasiirka iyo Ku xigeenkiisa Wasaarada Kalluumaysigu waxba kama oga Warqadan,isla markaana Diiwaanka Wasaarada kuma jirto.

    Sidoo kale Wasaarada Amniga PL oo aan la xiriiray,waxay ii cadaysay in aysan waxba kala socon Warqadan.

    Kalluumaysatada reer PL oo dhankooda la xiriiray Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Amniga PL si la mid ah,waxay uxaqiijiyeen in aysan kasoo bixin Warqadan.

    Warqadan iyo Shirkada,waxaa riixaya Agaasimaha oo isticmaalaya Sarkaalkaas PMPF,waxayna la kaashadeen masuuliyiin Yemen ah oo Dhaqaalaha soo xaroonaya Qayb ay uga qoondeeyeen.

    Waa Isbaaro aan la aqbali karin iyo Dhaqan Dowladnimada Ceeb ku ah oo PL ku cusub.

    Kalluumaysatadii Reer PL oo markii horaba Jariifku culays ku hayay hadii loogu daro Isbaaro aan Sharciyad haysan oo Lacag looga qaadayo,waa khatar kale.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.