Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay tahay macnaha ay uleedahay PL Wadada Ceerigaabo-Ceeldaahir?
    Puntland

    Maxay tahay macnaha ay uleedahay PL Wadada Ceerigaabo-Ceeldaahir?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wadadan,waxay muhiim utahay loolanka Gobolka Sanaag ee Puntland iyo Somaliland,waana mida ku aadan Wadada Burco-Ceerigaabo.

    60-kii Sano ee Somaliya ay xorta ahayd Sanaag nasiib uma yeelan Kaabayaal Dhaqaale oo macno leh.

    26-kii Sano ee ay Puntland jirtay Sanaag,waxaa ka hirgalay Mashaariic door ah oo laga xusi karo…..

    1.Wadadan dhismaheedu socdo.
    2.Jaamacada Badhan.
    3.Garoonka Diyaaradaha Badhan oo la dayactiray.
    4.Xarumaha Maamulka oo la hormariyay.
    5.Ceelal Biyood door ah.

    Sanaag,waa Wadnaha Puntland.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/AQPKcwTvZrzqx9P4WrMXKDO5GteSJ2yQoizfyex5N8ivYMCA8pcBVBeMd9Jgolok8WqZ0qbTY2hz1daRQ1sFnrMy.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.