Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay tahay sababta loo qariyo Miisaaniyada Dowlada PL?
    Puntland

    Maxay tahay sababta loo qariyo Miisaaniyada Dowlada PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2024Updated:June 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudi aan la Xisaabtami karin Wasaarada Maaliyada,muxuu macna ah oo uu leeyahay?

    Gudiga Baarlamaanka ee Dhaqaalaha uqaabilsan,waa lagu tartamaa,sababtoo ah,waxa uu helaa xoogaa Gacan maris fiican ah marka ay ansixinayaan Miisaaniyada.

    Xubin walba oo Gudiga ka mid ah,waxaa la siiyaa $2000 oo lagu magacaabo hawl fududayn la micno ah hanala Xisaabtamina ee duuduub usii daaya Miisaaniyada.

    Miisaaniyada Dowlada PL,waa mid kaliya ee aan la shaacin marka la barbardhigo tan DFS iyo SL…..

    B.Lama yaqaan Miisaaniyada Madaxtooyada ku baxda.

    T.Lama yaqaan Miisaaniyada Baarlamaanka ku baxda.

    J.Lama yaqaan Miisaaniyada Wasaaradaha.

    X.Lama yaqaan Amniga Miisaaniyada ku baxda.

    Sida aan xogta ku helay lama ogola in la shaaciyo Miisaaniyada kaliya,waxaa lagu koobaa Baarlamaanka iyo Wasiirada.

    Si gaar ah,waxaa laga ilaaliyaa Saxaafada,hadii mid ka mid ah lala wadaagana,waxaa lagu xiraa shuruud ah in uusan shaacin karin lana wadaagi karin Qof kale.

    Cida laga qarinayo waa Shacabkii laga soo ururshay Lacagtan si aysan u ogaan sida loo isticmaalay iyo waxa laga soo qaaday tiradeeda guud.

    25-Sano kadib Miisaaniyada PL,waa Suuq madow.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.