Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay Sirta ka danbaysa Damjadiid in ay u sharaxaan Xilka M/weynaha Puntland Saciid Dani”.
    Somalia

    Maxay tahay Sirta ka danbaysa Damjadiid in ay u sharaxaan Xilka M/weynaha Puntland Saciid Dani”.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 26, 2018No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Murashax Saiid Deni waa xubin ka tirsan Kooxda DAMUL JADIID ee Gudoomiyaha Ruuxiga u yaahay Faraax C/qaadir (Faarax- SAKIIN),

    Shir ay ku yeelatay Kooxda DAMUL JADIID ayaa waxay garowsatay in sida kaliya ee ay Xukunka Soomaaliya ugu soo noqon karaan mar labaad ay tahay inay hogaanka Puntland la wareegaan, si ay ugu sahlanaato inay Soomaliya la wareegaan 2020.

    Kooxda DAMUL JADIID ayaa waxay goโ€™aansatay inay naf iyo maalba ku bixiyaan Musharaxa ay isku raaceen ee Said Deni.
    Deni wuxuu ahaa wasiirka Qorshaynta xiligii Xasan Sheekh ama DAMUL JADIID ay Soomaaliya xukuntay wauxuuna qayn lixaad leh ka ahaa Dibindaabyeyn badan oo ay kooxdaasi u gaysatay Puntland, waxaana ka mid aha.

    Xiligii Said Deni uu ahaa wasiirka Qorshaynta, kooxda DAMUL JADIID waxay diyaariyeen muโ€™aamarad marin habaabin ah oo ay ku shegeen qiyaas Tirokoobeed ay Soomaaliya ka diyaariyeen, qiyaas beeneedkaas oo ay Puntland ku sheegeen in 2.2 milyan ay ku nool yihiin halka ay yiraahdeen magaalada Muqdisho waxa ku nool 3.5 milyan.

    Been abuurkaas ay Kooxda DAMUL JADIID diyaarisay waxay ku qoreen in wasaaradiisu diyaarisay uuna saxiixay Siciid Deni laakiin uu wasiir Caynte faafifiyey.

    Said Deni waa siyaasiga kaliya ee Puntland kasoo jeeda oo kasoo horjeeda nidaamka fadaraalka ee Soomaaliya ay qaadatay, isagoo u adeegaya Kooxda DAMUL JADIID.

    Cadowtinimada uu Said Deni u qabo Puntland waxaa daliil u ah hadalkii dab ku shidida ahaa ee ka yiri dagaalkii labada beelood ee walaalaha ahaa ee ku dagaalamay Hawdka gobolka Sool, kuwaas oo dagaalkoodu soo bilowday 2007kii, oo dhowr jeer ay dawladda Puntland iyo tan DDSI ay nabdeeyeen, ninka doonayey in uu meel ku gaaro isku dirka labadaas beelood sidee dad iyo dal loogu aamini karaa? Kaasoo ah Said Deni.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.