Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay yeeli karaan Puntland Magacaabista ugu danbaysay Ee Xasan?
    Puntland

    Maxay yeeli karaan Puntland Magacaabista ugu danbaysay Ee Xasan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hal Maalin gadaal uga degi mayno aragtida aan ka qabno Dowlad dhiska Wadanka.

    Sidoo kale wixii lagu heshiiyay ilaalintood,waa ku mintidaynaa.

    Qayb kama noqonayno ama ma aqbalayno Nin isku diyaarinaya Kalitaliye in uu noqdo.

    Sadex arimoodba,waan dhamaystiraynaa……

    1.Doorasho Qof iyo Cod ah,waa hirgelinay.

    2.Midaynta Shacabka gudaha yo xoojinta Shaqada Dowlada meel fiican bay maraysaa.

    3.Wiiqida awooda argagixisada,waa wadaynaa oo Buuraha waa loogu tagayaa,si la mid ah sida Magaalooyinka looga wiiqay.

    Sidoo kale xiriirka BC iyo Somalida waxgaradka ah,waa ilaalinaynaa.

    Kuwa Xamar ujooga (Anagaa Deni fashilinaynee wax nasii) noolama sina Deni.

    Xaafiis Sanad ka harsan yahay Qof loo Magacaabay,waxba kama badali karo Qiyamkayaga.

    Waayihii hore Dadku ,waxay ubadnaayeen Dad Qiyam hadase,waxay ubateen Dad Xil iyo Xoolo raadinaya.

    Waa hubaa in Deni ka macno badan yahay inta joogta Xamar xiligan dhan walba.

    Inta Xasan Xamar joogo oo ay agtaagan yihiin Shaqo gaaban doonka,Deni,ayaa noo boqran oo mudnaan noo leh.

    Somaliya Dimuqraadi ah,Fadaraal ah oo Qaran mid ah ka geli mayno gorgortan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.