Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay yihiin shuruudaha horyaala si loo xiro Xaafiiska UNSOM Somaliya?
    Puntland

    Maxay yihiin shuruudaha horyaala si loo xiro Xaafiiska UNSOM Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya in laga saaro Chapter-7,waxay ku xiran tahay Laba Qodob in Dowladnimada Somaliya gaarto,kuwaasoo kala ah…

    B.Amniga Wadankoo mid ah.
    T.Siyaasada Wadankoo mid ah.

    Somaliya,waxaa loo geliyay Chapter-7 Laba arimood awgood,oo kala ah…

    1.Amniga Wadanka oo burburay.
    2.Siyaasada Wadanka oo burburtay.

    Sidoo kale,waxaa khatar ka dareemay amnigooda iyo Siyaasadooda Dowladaha dariska ah,gaar ahaan Itoobiya iyo Kenya.

    Ma la maray Wadadii saxda ahayd si loo qaado?

    B.In DFS iyo DG shiraan si Wadajir ahna iskula qaataan dalabka codsigaas.

    T.In Golaha Wasiirada DFS ay kulmaan soona saaraan dalabka codsigan.

    Nasiibdaro ma dhicin habeen xilli danbe ayay kasoo baxday Hal Xaafiis Warqada lagu dalbanayo xirida Xaafiiska Unsom Somaliya.

    Sidoo kale in Xaafiiskan la xiro,waxay kaloo ubaahan tahay helida taageerada Itoobiya iyo Kenya oo sababaha loo hoos geliyay Somaliya Chapter-7 qayb ku leh.

    Sida xoguhu sheegayaan MW Kenya dabac,ayuu umuujiyay Xasan mar ay kawada hadleen lkn taas lama aamini karo oo dan Siyaasadeed,ayuu markaas lahaa Ruto.

    Sida la saadaalinayo Xaafiiska Unsom,waa sii joogayaa Somaliya,hadii la xirayana,waxay noqon doontaa dhawr Sano kadib.

    Qof Somaliya oo diidi kara in Chapter-7 laga baxo majiro,waxaase caqabad ah in la xaliyo sababihii keenay in nala geliyo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.