Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay yihiin talaabooyinka Puntland ufuran in ay qaado?
    Puntland

    Maxay yihiin talaabooyinka Puntland ufuran in ay qaado?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tallaabooyinka ay tahay in la qaado?

    1. Warqad Shirkan lagu xaarantimaynayo futitaankiisa iyo waxa kasoo baxa,waa khasab in lasoo saaro.
    2. Gudoomiyaha G.Sool in la Magacaabo oo waliba la siiyo Beesha Bah- ararsame.
    3. M.xigeenka in uu booqasho ku maro Boocame,Taleex iyo Deegaamada ku teedsan.
    4. Buuhoodle in uu gaaro Gudoomiyaha cusub ee Cayn,lana aqoonsado Garaadka cusub ee Reer Hagar.
    5. Qorshe guud oo lagula dirirayo Jamhada Sool Bari ee Shirku ufurmay in la diyaariyo oo lagala Shaqeeyo…

    B. SL.
    T. UK & USA.
    J. Itoobiya iyo Imaaraadka.

    1. Mushaaraadka iyo Dhaqaalaha naga aada Sool Bari in dib u eegis lagu sameeyo.

    Albaab kasta oo naga xirnaa JSB,ayaa noo furtay ee waa in aan ka faa’idaysanaa oo kula dirirnaa.

    Guusha ugu weyn ee aan gaarnay Saakay,waa…..

    B. Shacabka,Dhaqanka iyo Siyaasiyiibta Beelweynta Daarood oo PL ku taageersan soo afjaruda JSB ee Xasan samaystay.

    T. Shacabka iyo Dhaqanka Beesha Majeerteen oo ku midaysan garab istaaga Dowlada ee iska dhicinta JSB ee Xasan soo dilindileeyay.

    J. Shacabka iyo Dhaqanka Beesha Warsangeli oo 100% muujiyay Puntlandernimadooda kana dhiidhiyay ilhaamada lagula kacay oo nagu garab taagan loolanka Xasan Shiikh iyo Jamhadiisa Sool Bari.

    Dalkan,waxaan isku haynaa masiirkiisa Xasan Shiikh iyo Dowladiisa,Jamhada Sool Bari,waa mid ka mid ah Fuustooyinka uu nagu soo riixay oo uu nagula loolamayo,waana ka adkaanaynaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.