Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland,ayaa magacaabay dhamaystirka xubnaha Maxkamada Dastuuriga ee Dowlada Puntland. Dhamaystirka Maxkamada Dastuuriga ah,waa Qodib ka mid ah Shuruudihii Ururada Siyaasada oo hirgalay. Halkan ka akhriso:-