Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Maxkamada Darajada 1-aad ee Gobolka Nugaal,ayaa Afar Sano oo Xabsi ah ku Xukuntay Cabdifitaax Cabdinuur oo meel fagaare ah Jirdil ugu gaystay Maxamed Caadil oo ah Wiil yar oo Yamani ah. Halkan ka daawo muuqaalka https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/V7OUdW4nX8YaKwUQ.mp4