Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamada sare ee UK oo go’aan ka gaartay in dadka magangalyo doonka ah loo diri karo Rwanda
    Somalia

    Maxkamada sare ee UK oo go’aan ka gaartay in dadka magangalyo doonka ah loo diri karo Rwanda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 19, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Home Office-ku waxa uu ku guulaystay tartan sharciyeed oo ka dhan ah siyaasadiisa ah in dadka magangelyo-doonka ah ee Jooga UK loo qaado Rwanda.

    Go’aankan ayaa hadda waxaa ku dhawaaqay garsoorayaasha maxkamadda sare ee magaalada London.

    Garsooraha maxkamada sare ayaa sheegay in go’aanka ogolaanshaha racfaanka dib loo dhigay ilaa 16ka Janaayo 2023.

    Waxaa si weyn loo filayey in qofkii laga guulaysto dacwadda maanta uu racfaan qaadan doono, taasoo la micno ah in diyaaraduhu aysan si degdeg ah u duulin si ay qof magangalyo doon ah ugu qaadaan Rwanda.

    Xildhibaan Caroline Lucas oo laga soo doorto deegaanka Cagaaran,ayaa xukunka ku tilmaantay “Niyad jab aad u weyn”.

    Rajada ay dowlada Britian qabto ayaa ah in UK ay noqon karto goob ay dadka magangalyoo doonka ka waereegaan haddiiba dadka loo diri karo Rwanda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    December 19, 2025

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    December 17, 2025

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    December 17, 2025
    Latest Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    African Development Fund approves $23 million to boost clean energy access in Bosaso, Somalia

    Maxaa looga xaajoonayaa kulanka Kismaayo?

    Madaxweyne Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.