Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamadayntii Cabdi Maxamuud Cumar oo dib u dhacday
    Somalia

    Maxkamadayntii Cabdi Maxamuud Cumar oo dib u dhacday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 14, 2018Updated:September 14, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Maanta oo Jimco ah ayaa lagu waday in Maxkamad lasoo taago Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, kaasoo loo heysto dacwado kala duwan.
    Xeer Ilaalinta Itoobiya ayaa maanta la siiyay muddo dheeraad ah oo ay ku soo baaraan dacwadaha loo haysto Cabdi Maxamuud Cumar.
     
    Xeerilaalinta ayaa horay u dalbaday 10-Beri oo maanta ku egeyd laakiin maanta ayay Markale ay Codsadeen in la siiyo Waqti dheeraad ah si ay si wanaagsan ugu baaraan Cabdi Maxamed Cumar.
     
    Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hadda ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana xusid mudan in ehelkiisa ay sheegeen in xaalad Caafimaad daro ay soo wajahday.
     
    Waxaa loo heystaa intii uu ahaa Madaxweynaha dowlad degaanka in uu geystay xadgudubyo ballaaran oo ay ka mid yihiin dilal, Barakicin iyo ku takrifal Awoodeed.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ciidamada PL oo helay Kaydkii Hubka iyo Rasaasta Baallade Ee Daacish

    August 27, 2025

    US Military Assists Puntland in Ongoing Fight Against ISIS

    August 27, 2025

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    August 27, 2025
    Latest Posts

    Ciidamada PL oo helay Kaydkii Hubka iyo Rasaasta Baallade Ee Daacish

    US Military Assists Puntland in Ongoing Fight Against ISIS

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    Wefti sare oo Qaramada Midoobey ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Message from the Puntland Defence Forces Headquarters

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.