Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxkamadda Sare oo u fariisatay dhageysiga Dacwada Xisbiga Himilo Qaran+VIDEO
    Puntland

    Maxkamadda Sare oo u fariisatay dhageysiga Dacwada Xisbiga Himilo Qaran+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 18, 2019Updated:November 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamada Sare ee Dalka ayaa maanta u fariisatay Dhageysiga Dacwad uu Xisbiga Himilo Qaran u gudbiyay Maxkamada Sare ee Dalka Soomaaliya.

    Dacwada ayaa la xiriirtaa xayiraadii garoonka diyaaradaha Muqdisho lagu xayirey Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, xilli uu ku sii jeeday Magaalada Kismaayo.

    https://www.facebook.com/universalsomalitv/videos/271301403808103/

    Goobta dacwada lagu qaadayay ayaa waxaa ku sugnaa Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, Xubno ka socda Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada oo dacwadda ay ka taallo iyo Xubno ka socda Xisbiga himilo Qaran.

    Dooda ugu horeysa ayaa maanta noqotay nuuca dacwadda iyo sida loo qaadayo taasi oo qareenada xisbiga ku doodeen in ay tahay mid Maamul, waana markii ugu horeysay ee Maxkamada sare ay dhagaysato dacwad Xisbiyada Mucaaradka ah ay ka gudbiyaan Dowladda Federalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.