Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Diyaradii soo qaadi lahayd Maydka Marxuum Xasan Abshir faarax,ayaa taagan garoonka diyaaradaha Ankara. Waa diyaarad khaas ah . goor dhaw ayaa la filayaa in ay usoo duusho Somaliya. Sawirka:-Salman Jamal Said