Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Lionel Messi,ayaa ku guuleystay Abaal marinta Xidiga ugu wanaagsan ee Adduunka sanadka 2021. Messi markii 7aad,ayuu caawa abaal marintaan ku guuleysanaya waayihiisa ciyaareed, waana ciyaariyahanka ugu badan ee ku guuleysta abaal marintan.