Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mideeye oo si rasmi ah unoqday Xisbi buuxa
    Puntland

    Mideeye oo si rasmi ah unoqday Xisbi buuxa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiye kuxigeenka Guddiga ahna sii hayaha Guddoomiyaha Mudane Ahmed Mohamoud Omar, ayaa Xarunta Guddiga Doorashooyinka Puntland saaka kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Xisbiga 𝐌ðĒ𝐝𝐞𝐞ðē𝐞 Mudane Daahir Xaaji Khaliif, Guddoomiye KX Xisbiga Cabdallah Sheekh Axmed iyo Xoghaya Xisbiga, Mudane Abshir Cumar Huruuse, isagoo Guddoomiyaha Xisbiga Guddoonsiiyay Shahaadad Xisbiga 𝐌ðĒ𝐝𝐞𝐞ðē𝐞 oo ka mid ah 8-da Xisbi ee Dowladda Puntland.

    Guddoonka iyo Xoghaya Xisbiga ayaa Guddiga uga mahadceliyay shaqada quruxda badan ee hayaan oo u horeyso diyaarinta Doorashada saddexda degmo, iyagoo sheegay in Xisbigoodu siweyn ugu diyaargaroobeen doorashada golaha degaanka Degmooyinka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan.

    #ð˜đð˜Ēð˜ē𝘊𝘊ð˜Ŧ𝘊_ð˜đð˜Ēð˜ēð˜Ēð˜Ēð˜Ļð˜Ē_ð˜Ūð˜ķð˜ļð˜Ēð˜Ēð˜Ĩ𝘊ð˜Ŋ𝘊ð˜Ū𝘰
    #ð˜Ļ𝘰ð˜Ēð˜Ēð˜Ū𝘊_ð˜Ūð˜Ēð˜ī𝘊𝘊ð˜ģ𝘎ð˜Ēð˜Ēð˜Ļð˜Ē_ð˜Ūð˜ķð˜īð˜ĩð˜Ēð˜ēð˜Ģð˜Ē𝘭𝘎a.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.