Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Milleteriga Sudan oo qaxiyay Diyaaradihiisii dagaalka
    Puntland

    Milleteriga Sudan oo qaxiyay Diyaaradihiisii dagaalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Milleteriga Sudan oo ka baqanaya awooda Ciidamada RSF,ayaa la qaxay Diyaaradihii dagaalka.

    Sida ay xaqiijinayaan ilo lagu kalsoonaan karo,waxay Diyaaradaha geeysteen Wadanka Eretereya.

    Milleteriga Sudan,waxaa ku khasbay in ay la qaxaan Diyaaradaha,waa RSF oo la timid Drons awood badan oo gubi kara Garoomada iyo Saldhigyada Ciidamada.

    Diyaaradaha ay qaxiyeen Milleteriga Sudan,waa kuwa dagaalka oo waliba casriya oo uu siiyay Ruushka,waxaana lagu sheegaa in ay yihiin kuwii ugu danbeeyay oo haatan dagaalka Ukrain lagu galay.

    Tani,waxay muujinaysaa awooda RSF iyo diciifnimada Milleteriga Sudan ee haysta aqoonsiga QM.

    Sidoo kale Eretereya,ayaa Lugaha toos ula gashay dagaalka Sokeeye ee Sudan,halka Itoobiya ay ku khasban tahay in ay RSF taageerto.

    Sudan,waxay sii noqonaysaa goob dagaal oo ay ku loolamaan Quwado dibada ah iyo kuwo Gobolka ah marka laga soo tago Milleteriga iyo RSF.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.