Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Miyuu ka qaybgalay Shirka Maalintii 3-Aad Firdhiye?
    Puntland

    Miyuu ka qaybgalay Shirka Maalintii 3-Aad Firdhiye?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Firdhiye markii Shalay laga dhagaystay warbixintii xaalada LC waa la fasaxay qaybna kama ahayn Shirka.

    Firdhiye warbixintiisii kadib su’aalo,ayaa la waydiiyay,waxaana ka mid ahaa kuwo uu waydiiyay RW xigeenka Saalax oo ahaa….

    “Maxaabiistii SL qaar in la laayay,ayaa nasoo gaaraysa ee maxaa ka jira”.

    Firdhiye,wuxuu ku jawaabay…

    “Waa war been ah waxayna ku jiraan Gacan aamin ah Maxaabiistaas”.

    Tagidiisa Shirka B&K ma ahayn mid macno usamaynayay rabitaanka Beesha uu matalo,waxaana uga macno weynaan lahayd in uu PL ku garabsiiyo ilaalinta Dastuurka Wadanka iyo wixii lagu heshiiyay.

    Isma le eka Warbixin in laga dhagaysto Khaatumo iyo mustaqbalka horyaala ee ubaahan jihaynta.

    Si kale hadii loo yiraahdo Khaatumo,waxa Dhabarka ka taagan oo Saacadan qormada aan qorayo bixinaysa Kharashaadka Nolol maalmeedkeeda PL marka in laga dhigo Khaatumo Dhangad loo isticmaalo uma bilna.

    Himilada Reer Sool dhan walba,waxaa ka mira dhalin kara PL ee Xamar ma’ahan.

    Doodu mahan reer Sool wax gaar ah marabi karaan ee waa sida loo hirgelinayo iyo habka loo marayo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.