Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mucaaradka Xassan Shiikh oo shir uga furmay Muqdisho
    Puntland

    Mucaaradka Xassan Shiikh oo shir uga furmay Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mucaaradka Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud – ayaa goordhow shir uga furmay Hotelka Jazeera ee magaaladda Muqdisho.

    Xubnaha mucaaradka oo ay hormuud u yihiin Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Shiikh Axmed, Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Kheyre iyo Ra’iisul Wasaare hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’ake ayaa ka wada-hadlayay marxalada adag ee dalku ku sugan yahay, iyagoo si gaar ah diirada u saari doona doorashada dalka iyo isbedelka Dastuurka KMG ah uu ku sameeyay Madaxweyne Xassan.

    Shirka mucaaradka ayaa la filayaa in lagu doorto hoggaan, lagana soo saaro go’aano culus oo ka dhan ah qorshaha Xassan Shiikh, ee dalka geliyay xaalada hubanti la, aanta ah.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.